Muuse Biixi oo magacaabay Wasiiro cusub iyo masuuliyiin kale (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah xukumaddiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa lagu magacaabay wasiiro, agaasimayaal, iyo xubno kale. Hoos ka akhriso Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku … Continue reading Muuse Biixi oo magacaabay Wasiiro cusub iyo masuuliyiin kale (Akhriso Magacyada)